Majaajiliiste Ruush ah oo si yaab leh u khiyaamay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Britain

Nin Ruush ah ayaa wacay wasiirka Arimaha Dibadda ee Britain Boris Johnson isagoo isaga dhigay ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Armenia. Ninkaas ayaa la sheegay inuu yahay majaajilayste dadka ka qosliya. Codkan oo onlineka la galiyay ayaa laga maqli karaa wasiirka arrimaha dibadda ee Britain oo guusha doorashada ugu hambalyaynaya qofka soo wacay ka dibna … Continue reading Majaajiliiste Ruush ah oo si yaab leh u khiyaamay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Britain